Machadka Hoyga Quraanka


Machadka Hoyga Quraanka iyo Culuumta Diinta waxa uu ummada soomaaliyeed ee Adduunka ku nool
u sahlayaa barashada Quraanka kariimka iyo culuumta Diinta iyaga oo gurigooda jooga.

waxa cilmiga si toos ah u bixinaya macalimiin aqoon iyo khibrad leh, ardaygana waxbarashada
uga bilaabaya heerka uu marayo.

Si aad Machadka ugu biirto Machadka Hoyga Quraanka fadlan Halkan iska diiwaan-geli (Register here)
Wixii faahfaahin ah fadlan nagala soo xidhiidh skypeuser adiga oo ku dhufanaya “Call me” ama naga soo wac taleefanka +14402876876

Al Quraan Home Online School will ease Somalis around the world learn Qur’aan and Islamic studies while at home.

Tutors are well trained, experienced, loyal, have a good character and
they will start classes according to student’s level and time choice.

To join the class Please Click here  Register here
If you need further information about the courses we offer or any other query
please contact us through Skype user by clicking “call me” Icon above or call us through +14402876876
Hoyga Quraanka, Hoyga diinta

                   Click here  (Halkan iska Diwaangali) 

Nagala Soo xidhiidh
Tel:+14402876876 

skype name alquraanhome

ama viber number +252634486444

Click  Here Halkan iska Diwaangali